Writen by Qaran News |

Liiska Xubno M/weyne Muuse Biixi Xilalkii ka qaaday+Kuwo uu bedel & isku-shaandheyn ku sameeyay
1- Jamaal Cabdi Muuse, Agaasimihii Wasaaradda Hawlaha Guud
2- Maxamed Deeq, Agaasimihii Guud ee Komishanka Maamul Wanaagga.
3- Maareeyihii Haamaha Shidaalka Xasan Embassy
4- Agaasimihii Wasaaradda Ganacsiga
5- Agaasimihii Guud Wasaaradda Caddaaladda
6- Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Biyaha
7- Agaasimihii Guud ee Beeraha
8- Agaasimihii Guud Wasaaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha
9- Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Beeraha.
10- Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Deegaanka
11- Agaasimihi Guud ee Komishanka AIDS-KA
Xubnaha la isku beddelay
Agaasimihii Guud ee  Wasaaradda Maalgashiga ayaa loo bedelay Agaasimaha Komishanka Maamul Wanaagga.
Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Caddaaladda ayaa loo beddelay inuu noqdo Guddoomiye ku-xigeenka Baanka oo bannaanaa
 Agaasimihii Guud ee Qorsheynta ayaa loo beddelay Komishanka AIDS-ka,
Guddoomiyihii Hay’adda tayo dhawrista, ayaa loo beddelay Guddoomiyaha Komishanka Tamarta, halka Guddoomiyihii Komishankaasi la geeyey tayada.