Madaxweynaha Puntland oo magaacabay guddida Arrimaha Bani’aadantinimada ee Laascaanood:-
1. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Cabdi Faarax Siciid Juxa, Guddoomiye.
2. Shiikh Maxamuud Xaaji Yuusuf Guddoomiye Ku-xigeen.
3. Wasiirka Wasaaradda caafimaadka Dr Jaamac Faarax Xassan Xubin.
4. Wasiirka Wasaaradda duulista Hawada iyo Garoomada Ilyaas Cismaan Lugatoor Xubin.
5. Wasiirka Wasaaradda warfaafinta Maxamuud Caydiid Dirir Xubin.
6. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo masiibooyinka Layla Cabdi Cartan Xubin.
7. Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Qorsheynta Shaakir Maxamed Guuleed Xubin.
8. Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Cabdifatax Maxamed Cabdinuur Xubin
9. Maxamed Caydiid Jaamac Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Xubin.
10. Dr Siciid Warsame Shahaado xubin.
11. Shiikh Fu’ad Maxamuud Xaaji Nuur Xubin.
12. Shiikh Axmed Yuusuf Daad Xubin.
13. Cabdikaafi Axmed Siciid Ganacsade Xubin.
May be an image of 1 person, sitting, wrist watch, suit and indoor