M/weynaha Somalia oo ka degay Turki & Ujeedada Safarkiisa+M/weynaha ugu Socdaalka Badan Soomaalida by Qaran News | Jun 3, 2023 Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh oo ka qeybgalaya caleema-saarka Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogan ayaa gaadhey maagalada Ankara. Xasan, wuxuu noqonayaa madaxweynaha ugu socdaalka badan ee Soomaaliya. Share on Social Media x facebook emailwhatsapptelegram Post Views: 148