M/weyne Biixi Cabdi ayaa ka noqday Aaga Warshadaha Hargeysa oo dhawaan ay ka dhagax dhigeen Masuuliyin ka tirsan Golihiisa Xukuumada  iyo Golaha deeganka Hargeysa.
Sababta joojinta Madaxweynaha ayaa lugu sheegay inay tahay Qaylo ka soo yeedhay dadka dhulkaas leh, oo si adag ugu hanjabay inaanay yeelayn in dhulkooda laga wareego.