M/weyne Biixi oo Xil u magacaabay Mid ka mida Ganacsatadii Qaadka ee Dagaalka Laascaanood Sababtiisa lahaa

Badhasaabka Cusub ee maanta Madaxwayne Biixi u magacaabay gobolka Sool Cabdikariin Siciid Aw Cabdi waxa uu kamid ahaa Saddexdii ganacsade ee horey loogu xidhay soo dejinta qaadka Miirooga.

May be an image of text