M/weyne Biixi oo Xilalkii ay hayeen ka qaadey Sadex masuul oo ka tirsanaa Xukumadiisa
by Qaran News | Aug 15, 2022
Madaxweyne Biixi ayaa xilkii ka qaadey .
1.Agaasimaha wasaarada Hawlaha guud .
2. Agaasimahii wasaarada Ganacsiga.
3. Agaasimihii guddida qandaraasyada .
Post Views: 1,103