Madaxweynaha Somaliland ayaa xilkii ka qaaday Agaasimihii guud ee Arrimaha Gudaha Somaliland Cabdirashiid Xirsi Cali,Kaasi oo todobaad ka hor xaalad Caafimaad loogu qaaday Hindiya
Sidoo kale wuxuu isku-bedelay Xilalkan
 Agaasimaha cusub ee Wasaarada Warfaafinta Cabdikariim Aadan Cade oo Aahaa Agaasimihii hore ee Deeganka.Halka agaasimihii Warfaafintana loo magacaabay Arimaha Gudaha
Agaasimaha cusub ee Wasaarada Deeganka Maxamed Cabdilaahi Ducaale oo ahaa Agaasimihii hore ee arimaha dibada
Siciid Axmed Cabdikariim Agaasimaha cusub ee Wasaarada arimaha dibada