M/weyne Biixi oo Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye Magacaabay

Madaxweyne Muuse Biixi ayaa xoghayaha guud ee xisbiga Kulmiye u magacaabey Faysal Cabdi Madar .
Waxuu ka soo jeeda koonfurta magaalada Hargeysa iyo gobalka Hawd .