Madaxweynaha Somaliland ayaa ka hadley madax dhaqameed uu sheegay inay Shuruud ku xidheen xalinta arinta Sool .
“ Maanta ninka shuruud ku xidhaya nabad Sool ee Laascaanood jooga ama meel kale jooga ma aha nin Somaliland lexo jeclo ka leh .
Raga xalay hakiyey ee shiraayey laguma xidhi karo nabadeenta Sool shuruud
Somaliland mudnaanteedu waa nabadeena ninkii diidaana ( falaysa Mina ) nagama mid aha …” Ayuu yidhi madaxweyne Muuse Biixi .