Writen by Qaran News |

 M/weyne Muuse Biixi Oo Magacaabey Taliyaha Cusub ee Ciidanka Booliska Somaliland

 

 Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu maanta si rasmi ah u magacaabey taliyaha cusub ee ciidanka booliska Somaliland kadib markii uu dhawan geeriyoodey taliyihii hore .Cabdillaahi Fadal Iiman

Madaxweyne Biixi ayaa taliyaha cusub ee ciidanka Booliska u Sarreeyo Guuto Mohamed Aadan Saqadhi (Dabagale)