M/weyne Muuse Biixi oo Wasiir-xigeen hore isu casilay Xil cusub u magacaabay

Madaxweynaha Somaliland ayaa Naasir Caydiid Maxamed, u magacaabay wasiir ku-xigeenka Gaadiid iyo Jidadka Somaliland.
Naasir, ayaa dhawaan iska casilay wasiir ku-xigeenka Arrimaha Gudaha Somaliland.