Ma jiraa masuul Hanti-dhawr ku helay xatooyo qaran ?

Hanti-dhawrku marka uu galaayo Ha’ayd Dawliya waxa loo diraa Koox Hanti-dhawr ah, xubnahaasi waxay qaataan gunno hawleed celcelis ahaan 2000,000 SLSH illaa 3000,000 SLSH waqtiga shaqada, marka ay sameeyaan baadhista waxay warbixinta u keenaan Hanti-dhawraha guud, waxa u yeedha masuulka Hanti-dhawraha guud wuxuu ka dhammaada is-fahan, haddi aanu ku dhammaana wuxuu u gudbiyaa Madaxweynaha qofkaa lama Ciqaabo, Hantidana Ha’ayda xaqa u lihi kama xisaabiyaan, waxa go’aan ka gaadha Madaxweynaha, waxa dhacda mar mar in xilka laga qaado iyadoon xilka qaadista lagu caddayn xatooyada, Muddo xileedkaa Muuse Biixi ma jiro masuul loo xidhay xatooyo !
Waxa Qoray: