“Xuska 1-da Luulyo ee gooni-isu-taagga Soomaaliya Ma khuseeyo Somaliland oo maanta oo kale 1-da Luulyo, shacabka Somaliland waxay u arkaan maalin mugdi iyo masiibo ah.
Midowgii bilaa shuruuda ahaa ee 1960 kii wuxuu ku guul daraystay bilawgii. Soomaaliya waa in ay cafis weydiisataa reer Somaliland.” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe