Writen by Qaran News |

Maareeyaha keydka haamaha shidaalka magaalada Berbera Xasan Axmed Ibraahim (Embassy) ayaa hambalyo u diray dhammaan umadda muslinka ah gaar ahaan shacbiga Somaliland munaasibada ciidul-fidriga awgeed.
Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka
https://www.youtube.com/watch?v=HJlCLk_sdFw