Macallimiinta wax ka dhiga Dugsiyada Dawlada oo ka lacag badan kuwa gaarka ah+Waxbarashada Dugsiyada Gaarka ah oo ka tayo fiican Kuwa Dawlada

Hargeysa Dugsiyada Sare Dawladda Macalimiinta dhigaa kama Mushahar yara Dugsiyada gaarka loo leeyahay, Tusaale ahaan Dugsiga Sare ee Gacan-libaax qiime ahaan Xiisadda waxa loogu dhuftaa Macallinka $5.5 Bishii Macallinka wada shaqeeya (full time) waxa la siiyaa $660 waxa u dheer Macallinka ku jira Shaqaalaha Dawalladda $152 bishii, Mushahar ahaan Macallimiinta Dugsiyada Sare Dawladdu kama hooseeyaan kuwa gaarka ah, Tayo ahaanna lama tartami karaan, waa maxay sababtu ? waa in aan Kormeer adagi jirin, Siyaasad Waxbarasho hagaagsani jirin, Dugsiyada Dawlada waa la hagaajin karaa tayadooda si Ardaydu ugu kalsoonaato Waxbarashadooda haddi aan la hagaajinna way xidhmayaan madaama tirada u badan Ardaydu dhigato Dugsiyo Macaash oo gaar loo leeyahay !
May be an image of 2 people and people standing