Maxay tahay Sababta ay Madax-Dhaqameedka Beesha Arab uga qayb gali waayeen Shirweynaha Garxajis Ee Burco Ka Socda?
Madaxdhaqmeedka Waaweyn Ee Beelaha Arab Oo u Ugu Horeyo Suldaanka Guud Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Cumar Ayaa Xanuunsanaya Oo Ay ku Dhacday Xanuunka Xumada Halka uu Safar Dalka Kaga Maqanyahay Oo u Ku Jooga Dalka Maraykanka Boqor Maxamed Boqor Ciise Sidoo Kale Suldaan Barre Xaaji Xuseen Ayaa Isna Xalaad Caafimaad u Jooga Dalka Hindiya, Ugaas Axmed Maxamed Siciid Ayaa Isna Xalaada Caafimaad Hargaysa u jiifa Inkasta Oo u imka Sidii Hore ka fiican yahay
Ilaahay Caafimad Degdeg Ah hasiyo Intooda Xanuunsanysa
