Madaxda iyo Masuuliyiinta Qaranku waa inay iska ilaaliyaan Muusanowga oo ay si xaragaleh u hadlaan.
Shacabka wixii uu ka gadooday inaad dawaysaa ku saaran ee maaha inaad ka xan qaadato adoo garanaya wixii karka ka keenay oo ah waxsoo saarkii siyaasiyiinta wata aragtiyaha gaboobay.
Dad Aasaya dad la laayay saw marka horaba maaha wax la filayay inay xanaaqsan yihiin oo aad iskaga joogto ama dulqaad muujiso.
Ilaahay ha u naxariisto marxuuminta maanta la aasay qoysas koodana ilaahay samir iyo iiman haka siiyo.
Xukuumadana waxa saran sidii waxa dhacay uuna dib ugu dhaceen ee maaha in qaar kamida wasiiradu u muuqdaan kuwo sii hurinaya xaalada.”.
Xildhibaan Maxamed Abiib.
May be an image of 2 people, indoor and text that says 'LD'