Wafti ay hogaaminayaan Musharaxa madaxweyne Mud C/raxmaan Max’ed C/laahi Cirro, gudoomiyaha Xisbiga Waddani mud Xirsi Cali Xaaji Xasan, musharaxa M/kuxigeen Maxamed Aw Cali Cabdi Iyo masuuliyiin kale oo safar shaqo ugu baxay G. Gabilay.