Musharax xisbiga Waddani Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa maanta qaabilay gudoomiyihii garabka dhalinyarada Kulmiye ee Gobalka Saaxil iyo sidoo kale Xoghayihii abaabulka kuwaas oo shalay iska cassilay xisbiga KULMIYE , kuna biiray xisbiga WADDANI .