Madaxweynaha Kenya oo Jamhuuriyada Jabuuti ka dagay.

 

  1. Xoghayaha guud ee Urur-goboleedka Igad Wasiirada Arrimaha dibada iyo Maaliyada Jabuuti iyo Masuuliyiin kale ayaa Madaarka Caasimada Jabuuti ee Xumbuli ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Kenya Mudane William Ruto oo Safar ku soo gaadhay dalkaasi Jabuuti.