Madaxwayne H.E Cabdiraxmaan Cirro Wuu Yaqaan luuqadda Lagaga Jawaabo Su’aalaha Arimaha Xaasaasiga ah ey ku gedaaman yihiin.
Jawaabta uu bixinayo iney abuuri karto ficilo iyo isbedelado muuqan kara.
Diplomasiyadda lagu sheegaya waxa weeye Maxaa suurta gala. Albaabka wadda hadalku in aanu marnaba xidhmin.
Dagaalka qaawan iyo cadifadda oo lagu daray cadhadda ka mamnuuca. Fahamkeedu waa degenaasho iyo dhoola cadayn.
Hon-Envoy Abdirizak Diinaari