Madaxwayanaha Dalka Turkiga Rajeb Dyib Erdogan ayaa sheegay Inuu diyaar u yahay inuu wareeg labaad galo, sidoo kalena waxa uu sheegay inuu ixtiraamayo codka  dadwayanaha, Hogaamiyaha Mucaaradka ayaa isaguna dhinaciisa sheegay inuu diyaar u yahay inuu galo tartan labaad oo dhex mara Madaxwayane Erdogan.
Doorasahda Dalka Turkiga ayaa noqonaysa Doorashdii ugu adkayd ee dhacda sanadka 2023 dunida oo dhan taasi oo si weyn loogu dheg taagayay guud ahaan Caalamka inkastoo doorashdani lagu kala baxayo wareega labaad ayaa hadana dhinaca kalena guushu ku xidhnaan doontaa cida uu raaco hogaamiyaha kaalinta saddexaad galay ee Ogan.
Erdogan (AKP) 49.42%
Kilicdaroglu (CHP) 44.95%
Ogan (ATA Alliance) 5.20%
Ince (Homeland Party) 0.43%
May be an image of 4 people and text that says 'Guddiga Doorashada dalka Turkiga ayaa goordhow ku dhawaaqay natiijadii U dambeysay ee doorashada Madaxwaynaha S AHAL 49.49% cod 44.96% cod 5.2% cod 0.44% cod Recep Tayyip Erdogan Kemal Kilicdaroglu Sinan Ogan Sahal Cable Tv Muharrem Ince'