MADAXWEYNE MAAREYAHA BIYAHA NAGA SOO GAADH BEERTAYADII AYUU CAGAF KU JAR JARAYE.

Beertayadu waxay ku taallaa Daarasalaam dhinaca Geed’deeblle waxaanu iibsanay 1979kii dawlad nagu soo faro gelisayna ma jirto maanta ka hor.

Maareeyahani wuu na beegsaday laba sano ka hor wadduu na dhexmariyay taasoo dhaawacday qiimihii beerta imminkana wuu nagu soo noqday oo cagafyo kayntii jar jaraya ayaanu ku war helnay wuxuu hore dhinacayaga uga sameeyay dhaam halis nagu ah oo hadduu fataho degaankaba wax yeelaya, waxaanu lahayn beertaas 46 sano weli dhibaato kamay dhicin sidaas awgeed dawladdu hannaga qabato daallinkan awooddii dawladda noo adeegsaday ee bilayska dhex dejiyay.

MAHADSANID.
MUJ. C/SALAAN TURKI MAXAMUUD JAAMAC IYO LAYLA ABOKOR CABDILAAHI.