Kualan M/weyne Muuse Biixi Madaxtooyada ayaa shir kula yeeshay Salaadiin Beesha Habar jeclo & isla Wasiirada Xukumadiisa kaga jira Beeshaa

 Warbaahinta ku hadasha Afka Xukumada Muuse Biixi ayaa sheegtay in laga wadahadley Nabdgelyada & Xaalada Dalka Somaliland Sida Doorashooyinka
Liiska Wasiirada Shirkaa ka qeyb galay
 Wasiirradaaha Arrimaha Gudaha
Wasiirka Biyaha
Wasiirka Caafimaadka,
Wasiirka Caddaalladda
Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha
Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibeda
Guddoomiyaha  Barakacayaasha.
Liiska Madax-dhaqameedka:-
.
1. Suldaan Maxamud Guuleed Mire
2. Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale
3. Suldaan Maxamuud Xaaji Xuseen
4. Suldaan Sh. Yuusuf Cabdi Cawad
5. Boqor Maxamuud Cali Carab
6. Garaad Cali Axmed Xirsi
7. Suldaan Mustafe Maxamed
8. Suldaan Cabdiraxmaan Qodax
9. Suldaan Cabdiraxmaan Abyan
10. Suldaan Axmed Faahiye
11. Suldaan Axmed Xasan
12. Suldaan Cali Jaamac Galaal
13. Suldaan Abokor Cumar Aadan
14. Suldaan Maxamed Aaden
15. Suldaan Maxamed Axmed
16. Suldaan Ibraahim Cige
17. Suldaan Cabdirisaaq Cumaani
18. Boqor Cabdilaahi Xaaji Xasan
19. Suldaan Maxamed Cali Jabbaan
20. Suldaan Barkhad Cabdi Shaybe
21. Suldaan Maxamed Jaamac Ciise