Madaxweyne Muuse Biixi oo taliyayaasha Ciidamada S/land ku sameeyay Xilka-qaadis,Magacaabid & bedelid

Madaxweynaha Somaliland ayaa xilkii ka qaadey taliyihii ciidanka Laanta Socdaalka Somaliland Maxamed Cismaan Caalin ( Dayib )
Sidoo kale madaxweynaha ayaa xilkii ka qaadey Taliyihii sirdoonka Somaliland Jeneraal Maxamed Saleeban X..Xasaan ( Sababaale )
Madaweynaha ayaa magacaabey
1. Jeneraal Maxamed Xusen Xiirane – Taliyaha ciidanka laanta socdaalka
2. Jeneral Faysal Guhaad Cabdi Gahayr – Taliyaha Ciidanka Sirdoonka .
3. Jeneral Axmed Hurre Haariye – Taliyaha ciidanka Badda .