Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ayaa maanta Garoowe kula kulmay qaar ka mid ah Isimada Dhaqanka SSC iyagoo ka wadahadlay dagaalka Sool.
“ Waxaan maanta kulan la qaatay Isimada dhaqanka SSC oo aan ka wada hadalnay xaalada guud ee deegaanada, si gaar ah xasuuqa baahsan ee Soomaaliland ka wado magaalada Laascaanood.” Axmed Karaash.