Writen by Qaran News |

 

Magaalada Gaalkacayo ayaa siyaabo kala duwan looga soo dhaweeyay dagaalkii dhawaan hubka culus lagaga furtay Puntland ee ka dhacay deegaanka Tukoraq.

Dagaalkani oo duulaankiisa ay lahayd Puntland waxa  goobtaasi lagaga furtay hub culus oo badhkii hore xasuuq uga gaystay Gaalkacayo iyo nawaaxigeeda, oo xagaasi laga soo qaaday sida Kaaraha ay Somaliland gacanta ku dhigtay oo caan ka ahaa deegaanka Gaalkacayo.

Magaalada Gaalkacayo ayaa laga dareemay dabaaldegyo iyadaa oo xataa rasaas cirka loo riday isla markaasina dumarka ay mushxarad isla oogsadeen.

 

Arintani dabaaldega Gaalkacayo ilaa hada xaga maamulka Puntland, kama ay hadal hase ahaatee waxa dareen xoogan ka bixiyay dadweynaha Majeerteenka ah ee dagan magaalada Gaalkacayo, magaaladaasi oo qaybsan