Markaad ka talaabsato Sharciga ee aad aaminto Nolosha Qasriga Madaxtooyadu inay tahay Hadiyad aad leedahay,Umadana aad Haraad & Gaajo bado Filo inay kaa xoreeyaan noloshooda.

Marka aad ka tallaabsato sharciga ee aad aaminto nolosha Qasriga Madaxtooyadu in ay tahay hadyad aad leedahay ee aanad qirsanayn in masuuliyadda shacabku ku saarantahay ee aad umaddaada harraad iyo gaajo baddo waa qasab in ay kaa xoreeyaan noloshooda. Madaxweyne kasta oo aan lahayn damiir waxa waajib ah in laga badbaadiyo shacabka oo sidan sharafta looga qaado!