#MARNA_RASAAQ_MARNA_RASHIID INTA KALE MA ROOTI BAA 1967 BEY SOMALIYA EEDEY. INQILAABKI 1969 TAASA KEENTEY

Hadda labaddan Korneyl. Caqligooddu. Waa kaas ey dalka 7 sano ku xukumayeen. Kulmiye isku warejinayaan.

Ma waxey la tahey. In muuse kaahin dalka ku wareejin doono. Intuu doorasho danbe u booboo. Asxaabta Maantana Baabi’iyo.

Dadkuna iska daawan doonan. Waxaan qaba. Horta kulmiye ragii damaca lahaa iskaga dhaqaaqe inta kale ee la joogtana badhna masriif baa la siiya oo lagu duleeyey. Badhna waa baqanayaan.

Waxase iswdeydiin leh. Qorshaha ah Maxamedow adaa madaxtinimadda dalka iga dambeynaya sidey ku suurta galeyso. Waa riyo Maalmeed

Waxaanse hubaa dareenka dadku maanta halkuu joogo. Kulmiye wuu ku wareejin karaa. Balse intuu asxaabta.

Maanta muuse baabi’iyo in aanu ururo gacan ku rimisa intuu soo saaro odhaneyn Kaahin baa heley. Dorashaddii Madaxtoyadda

Waayo halkaas la islaba gaadhi maayo. Dareen Shacab oo Mowjaddo ah baa ka hor imanyaa qorshahan.

Waa bilaahi Towfiiq.

Hon-Envoy Abdirizak Diinaari