Hargeisa,(Qaran news)-Madaxweynaha Somaliland Dr Cabdiraxmaan Cirro ayaa afhayeenka madaxtooyada u magacaabay Mudane Xuseen Dayr.

Mr Dayr ayaa dhawaan lagu wadaa in uu warbaahinta kaga dhawaaqo liistada cusub ee xukuumadda Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro uu soo dhisay.