Mas’uuliyiin ka tirsan qaybaha Xukuumadda ayaa maanta magaalada Boorama ku booqday Ugaas Cabdirashiid Ugaas Rooble.