Baaqa ay soo saareen dalalka EU-da ee inagana caawiya sanduuqa ( SDF)Iyo Dalka Maraykanka oo wadashaqaynta tooska ah inala bilaabay,Waa fursadii ugu dambaysay ee loo jeediyay Madaxweynaha sharcidiidka ah.anagu waanu soo dhawaynaynaa sidaanu horeba xalkasta usoo dhawayn jirnay.
— Faysal Ali Warabe (@FaisalAliWarabe) October 7, 2022