Mawqifka Xisbiga Waddani ee Waqtiga Komishanku u Mudeeyay Doorashada Madaxtooyada S/land by Qaran News | Sep 24, 2022 Xisbiga Waddani ayaa soo dhaweeyay wakhtiga ay maanta guddida doorashooyinku sheegeen in ay ku qabanayaan doorashada Madaxweynaha, sida uu shaaciyay Xoghayaha warfaafinta ee xisbigaas. Share on Social Media twitter facebook emailwhatsapptelegram Post Views: 568