Waxa baraha bulshada lagu baahiyay in la afduubtay wasiir Cismsasn Afgaab oo ku sugnaa magaaladda Ceerigaabo oo u joogay arimaha nabadda.

Wasiir Cismaan Afgaab ma jirto in afduub loo gaystay waxa se jirtay in xili uu ku sugnaa Hotel Sanaag ee Ceerigaabo in buuq ka dhashay xagaasi, wasiirkuna uu muujiyay masuuliyad in xaalku uu halkaasi dhaafin.
Wasiir Cismaan Afgaab si xor ah oo amaan ah ayuu hada ugu suganyahay magaaladda Ceerigaabo isga oo shaqadiisii iyo hawlahiisii si habsami ah u wata






