Maxaabiistii ku xidhnayd xabsiga Baki oo Cuntadii ka soomay

Yoonis Axmed Yoonis

“Tirada Maxaabiista ku xidhan Jeelka Deegaanka Baki ee Gobolka Awdal, oo tiradoodu gaadhayso 26 Qof oo ay ka mid yihiin xoghayaha Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Xisbiga Waddani Yuusuf Tadhase,Guddoomiyaha Gobolka Maroodi jeex Xisbiga Waddani Mawliid Qaro,Mukhtaar mingiste,Muj Xasan Cabdi dugulo,Yuusuf Cali cismaan, oo iyaguna ah Golaha dhexe ee Xisbiga waddani ayaa ka soomay cuntadii, iyaga o…

See more
May be an image of 1 person and standing