Writen by Qaran News |

Maxay tahay sababta magaalada Melbourne dadka Soomaalida ee dhinta laba qofba hal god loogu aaso?

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Melbourne ee dalka Austarlia ayaa xiligaan oo dhibaato ba’an dunida uu ku hayo cudurka safmarka ah ee fayraska Corona ayaa waxaa dhibaato ka haystaa dhanka qabuuraha dadka lagu aaso taas oo keentay in dadka qaar ay sii iibsadaan qabuuraha loogana iibiyo qarash badan.

Qarashakaas badan ayaa sababay in dadka geeriyooda qaarkood hal god lagu wada aaso waxaana aasaka halka qof ku baxa dhaqaale dhan 12 kun oo dollar.