Mohamed Kahin isagoo Cirro maagaya ayuu Saleebaan Koore oo ag fadhiyey qofimadiisa quudhsaday

 

Mohamed Kahin isagoo Cirro ku sheegaaya in taliskii Siyaad Barre ku dul dumay ayuu Saleebaan Koore oo ag fadhiyey qof nimadiisa quudhsaday oo aanu dareenkiisa dhawrin waayo isba taliskii Siyaad Barre wuu ku dul burburey..
Waxaa kale oo uu durey Jananka Guud ee Ciidamadda Janaraal Taani oo Siyaad Barre la qaxay maanta ciidanka qalabka sida oo dhan xukuma.