Waxa saaka dalka ka curtay mudaharaado sababy dhimasho iyo dhaawacba, waxana cisbatalka Amal Garaand hospital ee bariga Hargeysa la keenay dhaawac tiro badan iyo mayd intaba waxana jira dhaawacyo iyo dhimasho ka dhacday badhtamaha Hargeysa

 

La soco wararka oo muuqaal ah dhawaan