Shacabka Magaalada Berbera ayaa Markii Ugu Horaysay Cabasho Xoogan Kamuujisay Laydhka Magaalada Berbera Oo Bishan Qiimo Xad-dhaafa Soo dalacay Waxaana Saaka ay Cabashadooda Lahortageen Wersheda Korantada Ee Magaalada Berbera.
Weriyayaal Duubayay Xaaladan Laydhka Ee Magalada Berbera ayaana Laxidh Xidhay.