Muddo xileedka sii dhamaanaya ee Xukuumadda Muuse Biixi,Somaliland waxa soo gaadhay dakharro badan,waxa naafawday midnimadii, wadajirkii  & Walaalnimadii

Muddo xileedka sii dhammaanaya ee Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi, Somaliland waxa soo gaadhay dakharro badan, waxa naafawday midnimadii, wadajirkii walaalnimadii, waxa diciiftay kalsoonidii shacabka, qarannimadii umadda, is-aaminaadii. Waxa la waayay wax wada-lahaanshi, caddaaladii, sinnaantii iyo quruxdii dalku lahaa gu’yaal hore. Waxa xoogaysatay qabayaladdii, sad-bursigii iyo naas-nuujintii, waxa la hayaa jid aan wanaagsaneyn oo horseedi kara burbur. Somaliland maalin ay uga baahi badantahay maanta TALO QARAN ma jirto !
Xoghaye Dhamme
May be an image of 1 person
Muddo xileedka sii dhamaanaya ee Xukuumadda Muuse Biixi,Somaliland waxa soo gaadhay dakharro badan,waxa naafawday midnimadii, wadajirkii  & Walaalnimadii
Waxa qoray
Maxamed Sidiiq Dhamme