Waxa la yidhi; rag waxa ugu liita nin aan talo lahayn talona aan qaadan. Wax aan jab iyo hoog ahayn lagama dhaxlo. Waa ta Somaliland maanta haysata Allah ha u sahlo eh. Muuse Biixi waa ninkaa. Talo ma laha talona ma qaato

Waxa Qoray:-Ali Yussuf