Muj.Cali Guray oo ka hadlay Natiijada Go’aanka u danbeeya ee M/weyne Muuse Biixi by Qaran News | Nov 8, 2022 Goa’aanka kama dambaysta ah ee Muuse aan heshiino maaha. Waa iskeen siiya ninkii rooni reerka ha u hadho eh. Reer loo hadhayaana ma jiro ee waa reeraheedii ha ku kala noqoto markii horeba reero heshiiyay bay ka timi eh” Mujaahid Cali Guray Share on Social Media twitter facebook emailwhatsapptelegram Post Views: 834