Madaxda Xisbiga WADDANI oo uu hor kacaayay musharaxa xisbigaasi ayaa ka qayb galay munaasibad balaadhan oo Beesha Arab ku taageeraysay Xoghayaha Warshadaha ee xisbiga mudane Sakariye Cabdiraxmaan Ismaaciil (Suldaan) sida oo kalena taageero loogu muujinayay xisbiga WADDANI.
Waxa madasha ka qayb galay oo kale garabka haweenka,dhallinyarada iyo madax dhaqameed.