Musharax C/raxmaan Cirro oo Cambaareeyay Xadhiga Masuul sare oo ka tirsan Xisbiga Waddani oo Xukumada Muuse Biixi xidhay

 

Waxa aan si adag u cambaaraynayaa Xadhigga qeyrul sharciga ah ee maanta lagula kacay Agaasimaha Guud ee Xarunta dhexe ee Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Ibraahin Cartan oo la xidhay isaga oo ku guda-jira howl-maalmeedkiisii shaqo, Agaasimuhu waa in uu degdeg u helaa xorriyaddiisa.”
Musharraxa Madaxwayne ee Xisbiga Waddani Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro.