Musharax C/raxmaan Cirro oo soo guryo-noqday by Qaran News | Dec 17, 2022 Musharaxa Madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro oo maalmihii ugu danbeeyey safar shaqo ugu maqnaa dalka Kenya ayaa galabta dib ugu soo laabtey . Xukuumada ayaa la sheegay in safarkan Musharax Cirro sas xoogan ka qaadey . Share on Social Media x facebook emailwhatsapptelegram Post Views: 522