Musharax C/raxman  Cirro oo soo guryo noqday

Murashax Madaxweyne ee Xisbiga Waddani  Cabdiraxmaan Cirro ayaa dib ugu soo noqday Caasimadda JSL ee Hargeysa ka dib safar deg-deg ahaa oo Muddo hal maalin ah qaatey oo uu ku tegay Caasimadda Ethiopia ee Addisaba.