Musharax Cirro oo Kualn hargeysa kula yeeshay Safiirka Dalka Finland u fadhiya Somalia

Musharraxa Madaxwayne ee Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo ay wehelìnayeen Xoghayaha Murashaxa Cabdulqadir Eidleh iyo Xoghaya Warfaafinta xisbiga Maxamuud Aadan Jaamac (Galaal) ayaa Maanta magaaladda Hargeysa kula kulmay Safiirka Dalka Finland.
Kulanka ayaa lagaga hadlay arrimaha doorashooyinka, xuquuqal insaanka iyo xaaladda adag ee Xukuumaddu dalka galisay.



