Musharax Cirro ayaa galabta Safar deg deg kaga baxay Magaalada Hargeysa .
Musharaxa ayaa ku sii jeeda Magaalada Borama waxaana uu soo kormeeri doona diwaanaglinta cod bixiyayaasha .
Saaka waxuu soo kormeeray Musharaxu gobalka diwaangalinta ee Hargeysa , waxaana uu safarkan ku soo mari doona dhamaan gobalada Somaliland .