Musharax Cirro oo u jawaabay wasiir Kaahin.

“Waxa Ina Kaahin caawa sheegay, waa beentii uu awalba caadeystay ee wax cusub maaha, waa been abuur aan sal iyo raad toonna lahayn, waa kaadh aad marar badan xoqday balse aad ku guul darraysatay.

Siyaasadduna been & Qaaxoolaji maaha.…

waynu soo baxaynaa.
May be an image of 1 person