Xubnahani uu maanta musharax Cirro qado sharafeedka ku maamuusay oo ka tirsanaan jiray xisbiga Kulmiye ee taladda dalka gacanta ku haya sidoo kale Xubnahani ayaa ka soo jeeda gobalada Maroodi-jeex, Saaxil iyo Togdheer